BAYDHABA (DAYNIILE.COM)-Wararka ka imaanaya Magaalada Baydhaba ee Xarunta Maamulka Koofur-Galbeed ayaa sheegaya in maanta dagaal culus uu ka dhacay deegeenka Awdiinle ee duleedka Baydhaba kaasoo u dhexeeyay dagaalamayaasha Alshabaab iyo ciidamada Itoobiya. Dagaalka oo la isu adeegsaday hubka nuucyadiisa kala duwan ayaa yimid kadib markii Alshabab weerar culus oo qorsheysnaa ku qaadeen saldhig ciidamada Itoobiya […]